Sakariye Ismaciil wuxuu ka tirsan yahay wasaaradda Isgaarsiinta iyo Boosatada dowladda Soomaaliya, wuxuu ka mid yahay dadka kashaqaynaya carwada bandhigga tignoolayada oo lama Mall oo Muqdisho ku yaalla ka socota, waxaa lagu soo bandhigay software-ro- ay sameeyeen ardayda jamaacahada, haddaba wariye Fowzia Cumar Barre ayaa weydiisay waxa uu kusoo kordhin doono suuqa ganacsiga ee farsamada casriga Soomaaliya bandhigan?.
Waraysiga halkaan hoose ka dhegeyso.










