Agaasimaha hay’adda maaraynta masiibooyinka maamulka Puntland, Cabdullaahi Xaashi Cayrow ayaaa sheegay in roobki badnaa ee dabaylaha xooggan watay uu baaqaday, balse ay jiraan dabaylo dhibaato u gaystay meelaha xeebaha ah qaar. Qof ayaa dhintay, meelo kale guryo ayay saqafka ka qaadday, dad reer miyi ahna waxaa la sheegay inay guryihii ka qaadday. Fowsiyo Cumar ayaa wareysatay.









