Magaalada Boosaaso waxaa ka bilowdey olole looga buufinayo Kaneecada.
Cudurkaan oo xilliga qaboobaha dilaaca. Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in sanadkii 2017-dii uu soo ritay dad ka badan labo iyo toban “12,000”.
Weriyaheenna Boosaaso Yuusuf Cabdi Shire ka wareystay Dr. Cabdikariin Xuseen Xasan, oo ah madaxa qeybta duumada ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland.









