Labaatan haween ah oo lix bil gudahood ku soo celiyay ammaah loogu maalgeliyay ganacsiyadooda ayaa dhiirrigelin u noqday in toddobaadkii...
Isbitaalkaan wareega waxaa aasaasay toddoba hawl wadeen caafimaad oo la taleefon ay dadku ka wacaan, kadibna bukaanada ugu taga guryahooda,...
Tuulada Baliqadhaadhe oo ka tirsan degaanka Qoryaale oo magaalada Burco 73km dhanka koonfur bari ka xiga ayaa lagu soo waramayaa...
Somaliland ayaa sameysay kayd raashiin iyo calafka xoolaha. Talaabadan ayey uga gol leedahay iney kaga hortagto haddii ay lasoo gudboonaato...
Dhalinyaro wax ka barata jaamacadda magaalada Ceerigaabo iyo kuwa dhigta dugsiyada sare, ayaa guddoon siiya toddobaad waliba qoys cunno. Waxey...
Dadka ku nool magaalada Caabudwaaq iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud oo Xinlabi ay ka mid tahay ayay...
Xarumahaan oo saddex ah oo hay'adihii taageeri jiray hakiyeen caawimaaddii ay siin jireen ayaa waxaa maalintii booqan jiray in ka...
Saameyn dhinaca caafimaadka ayey ku yeelatay qaxootiga ku nool xerada Dhagaxley, oo ka tirsan xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, kaddib...
Guddiga xuquuqul insaanka ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya, ayaa wada akhrinta labaad ee sharciga naafada dalka. Ujeedka ayaa ah meelmarinta...
Koox dhallinyaro mutadawiciin ah, ayaa guuleystay in saddex iskuul oo nooca bixiya waxbarashada dadban ay ka hirgeliyaan saddex deegaan oo...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo