Guddiga xuquuqul insaanka ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya, ayaa wada akhrinta labaad ee sharciga naafada dalka. Ujeedka ayaa ah meelmarinta iyo helitaanka sharci qeexayo xuquuqda ay leeyihiin dadka baahiyaha gaarka ah qabo.
Waxaan haddaba ka wareysanay heerarka uu sharcigan marayo iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo marayo, Xildhibaan Xaawo Yuusuf Axmed oo ah guddoomiyaha guddiga xuquuqul insaanka iyo haweenka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Siciid Xasan Anteeno oo ka tirsan Raadiyo Ergo ayaa wareystay.










