Koox haween ah oo isku tagay, ayaa ku guuleystay in olole socday muddo saddex bilood ah ay ku jaraan ilaa...
Xaalad adag oo xagga nolosha ah ayey wajahayaan, qoysaska ku nool toddoba tuulo oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha...
Bulshada tuulada Godod ayay afar sano ku qaadatay in dhistaan iskuul hoose/dhexe oo ay waxbarasho bilaash ka helaan carruurta tuulada...
Boqol iyo toban qoys oo reer miyiga ah kuna nool gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa la siiyay tababarka u adkeysiga musiibooyinka...
Deegaanka Mirjicley oo ka tirsan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaan lahayn xarun caafimaad. Hooyada foolata waxaa loo qaadaa Cadaado...
In ka badan saddex boqol oo qoys oo barakacay ayaa wajahaya xaalad cunto iyo biyo yaraan ah. Qoysaskaan ayaa ka...
Inka badan kun beerood oo ku yaalla degmada Baardheere iyo ilaa 53 tuulo oo hoostaga ayuu dalagyadii ka baxayay saameeyay...
Beeralayda yar yar ee deegaanka Jibagale ayaa sheegay inay ka faa'idaysteen in soollarka ay u isticmaalaan in beeraha ay ku...
Wacyigalin ay sameeyeen howlwadeennada caafimaadka ee isbitaalka Xudur ayaa keentay in haween badan ay xilli hore imaadaan isbitaalka gaar ahaan...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo