Qoysas ka soo cararay colaadaha u dhexeeya qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya ayaa hoy xumo ku haystaa deegaan ka tirsan degmada Baran. Dhegeyso warbixintan oo uu soo diray weriye Maxamed Saalax.
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo