Waxaa jira qoysas ku cayroobay abaaraha soo noqnoqday oo ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka, kuwaas oo ku tiirsan gargaar lacageed iyo mid raashin ah oo ay ka helaan hay’adaha samafalka. QOysaskan qaarkood ayaa sheegay in nolashii hore ee xoolo dhaqashada ay uga fiican tahay ku tiirsanaanta gargaarka. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu soo jeedinayo Maxamed Xaashi Tawakal.










