Hay'adda maareynta musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa ka digeysa duufaan, dabeylo iyo roob is wata oo laga cabsi qabo inay...
(ERGO)- Luul Cabdi Sheekh oo beeralay ah waxay weli xusuustaa maalintii xanuunka badnayd ee fatahaaddu baabi’isay beerteeda oo ku taalla...
Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayay odayaasha oo kaashanaya maamulka waxay sameysteen xeer meelahaas looga mamnuucay in dhirta la jaro...
Somaliland ayaa ka digtay roob dabeylo xooggan wato oo ka da'aya gobollada Sool iyo Sanaag, kaas oo maalmihii u dambeeyay...
Waxaa dab xoogan oo ka kacay koonfurta Wajeer ee gobolka Waqoyi beri Kenya gar ahaan degaanka Lag Boqol uu baabi'iyey...
Cabdikariin Xasan Maxamed oo ah khabiir beeraha ah, beeralayda Shabeellaha Hoosena sanadihii la soo dhaafay kala shaqaynayey ka hortagga fatahadda...
In ka badan saddex kun oo qoys oo ku nool tuulooyin ka tirsan degmada Balcad ee gobol Shabbeellaha dhexe ayaan...
(ERGO) - Cabsi ayaa ka dhalatay kor-u-kac dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay laga dareemayay heerka biyaha ee webiga Shabeelle....
Dadka ku nool magalada Beledweyne ayaa sheegaya in ay qabaan cabsi hor leh oo ka imanaysa biyaha webiga oo aad...
Hay'adda maamulka biyaha iyo dhulka Soomaaliya ee SWALIM oo ka tirsan hay'adda cuntada iyo beeraha Qaramada Midoobay FAO ayaa sheegtay...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo