(ERGO)- Tuulada Geed la-rifay oo 40 km u jirta degmada Badhan ee gobollka Sanaag ayaa qiimaha fuustada biyaha lagu iibsanayo...
dadka deggan tuulada Geed la-rifay oo lagu qiyaaso shan boqol oo qoys ayay haysaa biyo yaraan kaddib markii ay qallaleen...
Roobka oo muddo afar saac ah socday waxaa uu dumiyay guryo ku yaalla magaalada, sidoo kalena waxaa uu baabiiyay dalagyada...
(ERGO) - Khaliif Shuuriye Xasan ayaa Talaadadii ay bishaan ahayd 17-ka wuxuu markii ugu horreysay fursad u helay inuu dayactir...
Dadka ku nool magaalada Beledweyne ayaa ku howlan dayactir ay ku sameynayaa guryaha iyo goobaha ganacsi ee fatahaaddu ay saameysay....
(ERGO) - Laba qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen roobab dabeyla wato oo toddobaadkii hore ka da’ay...
Lix tuulo oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayay ka dhacday fatahaad uu sameeyay kanaal biyo-xireen ah oo...
Roobab dabeylo wato oo toddobaadkaan ka da’ay deegaannada Sallaxley iyo Aw-Barkhadle oo ka tirsan Hargeysa ayaa sababay dhimashada labo qof...
Kumannaan beero ah oo ku yaallay lix tuulo oo ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayay cagta marisay...
(ERGO) Cabdullahi Cali waa 39 jir, wuxuu qodayaa hog laba mitir ah, isagoona jiingado dhulka yaal oo gurigiisa dumay ka harayna...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo