Roobab dabeylo wato oo toddobaadkaan ka da’ay deegaannada Sallaxley iyo Aw-Barkhadle oo ka tirsan Hargeysa ayaa sababay dhimashada labo qof oo mid ilmo ahaa. Waxaa sidoo kale jiro dhaawacyo, ka dhashay guryo uu dumayiyay roobka. Sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyow Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.










