Biyo yaraan daran ayaa ka jirto deegaanka Geriley ee gobolka Gedo. Roobkii dayrta ayaa ku yaraa deegaanka, taas oo keentay...
(ERGO) - Saddex toddobaad ka hor ayaa biyo ugu dambeysay degmada Buurhakaba, xilligaas oo ay gureen waro ay dadku biyo...
Muxubo Daa’uud, oo kamid ah dadka deggan tuulada Farra-barakey oo 41km dhinaca bari kaga beegan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha...
Xaalad adag oo xagga nolosha ah ayey wajahayaan, qoysaska ku nool toddoba tuulo oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha...
Sanadkii hore ee2017 bishiisii tobnaad, waxaa qarax ay dad badan ku dhinteen uu ka dhacay isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho....
Miyi la yiraahdo Miryahuud oo degmada Guriceel u jira 60 km kana xiga dhanka koonfur ayay biriq ku laysay xoolo...
Agaasimaha hay'adda maaraynta masiibooyinka maamulka Puntland, Cabdullaahi Xaashi Cayrow ayaaa sheegay in roobki badnaa ee dabaylaha xooggan watay uu baaqaday,...
In kabada 350 beerood oo ku yaalla deegaanno ka tirsan gobolka Sool ayay qaadeen daadad xoogga oo ka dhashay roob...
Daadad ka dhashay roobab xooggan oo 3-dii bishaan ka da’ay gobolka Sool ayaa xaaqay in ka badan 350 beerood oo...
Kumannaan qoys oo ku nool xeryha lagu barakacay ee duleedyada magaalada Gaalkacyo ayaan wakhtigaan haysan hoy ay ka galaan roobka,...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo