Dadka ku nool magalada Beledweyne ayaa sheegaya in ay qabaan cabsi hor leh oo ka imanaysa biyaha webiga oo aad heerkoodu u sareeyo, in markale sanadkaan gudihiisa ay fatahaddu barakiciso, weriyaheena Jamaal Cali Yare ayaana warbixintaan inoo soo diray.










