(ERGO) - Afar boqol iyo labaatan qoys oo deggan xerada Dan-wadaag oo 7 km u jirta dagmada Dhoobley ayaa wajahaya...
(ERGO) - Nuur Cumar Xasan waxaa ku adag maareynta nolosha qoyskiisa oo deggan magaalada Burco. Wuxuu xal u waayay inay...
(ERGO) – Xoolaha Cabdi Macalin Fiqi ayaa ka soo kabtay cudurro ay la il darnaayeen, markii uu ka faa’iideystay daaweyn lacag...
(ERGO) – Dadka qaba xanuunka Albiinada ee ku nool Muqdisho ayaa wajahaya takoor ku saabsan midabkooda, taas oo keentay inay saamayso...
(ERGO) - Labo boqol iyo toddobaatan qoys oo ku nool xerada Guutaale oo shan km dhan galbeed kaga beegan magaalada...
(ERGO) - Maxamuud Faarax Nuunow waa aabbaha toddobo carruur ah. Waxaa waxbarasho la’aan ka ah saddex ka mid ah oo...
(ERGO) - Qiimo koror ku timid khudaarta ayaa saameeyay nolosha dadka deggan magaalada Cadaado. Muddo saddex toddobaad ah magaalada ma...
(ERGO) - Leyla Wardheer Cali oo ah hooyada 6 carruur ah labo ka mid ah oo wax u baranayay ayaa...
(ERGO) - Saciido Maxamed Cali oo hooyo u ah lix carruur ah oo ku nool xero ku taalla dagmada Dayniile...
(ERGO) - Khadra Cabdi Cigaal kuma aysan fikirin waligeeda inay maalin noqon doonto barakac aan haysan waxyaabaha aasaasiga u ah...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo