(ERGO - Yuusuf Xasan Ismaaciil oo ah xoolo-dhaqato reer Sanaag ah wuxuu lug uga yimid deegaankiisa Goof oo magaalada Ceerigaabo...
(ERGO) - Cabdi Maxamed Xasan oo aabbe u ah lix carruur ah ayaa hoy la’aan ku wajahaya deegaanka Laasgacamey ee...
(ERGO) - Dadka qaba xanuunka jirka wada caddeeya ee Albino ee deggan xerada Dhagaxley ee Xeryaha Dhadhaab ayaa takoor kala...
(ERGO) - Nuur Cabdiraxmaan Maxamed wuxuu wajahaya shaqo la’aan, taasi oo saameeyn ku yeelatay maareeynta nolosha qoyskiisa. Xeebaha gobolka Bari...
(ERGO) - Ibraahim lugbuur Aadan wuxuu ku filnaaday maaraynta nolosha qoyskiisa oo ka kooban 9 qof. Wuxuu ka shaqo billaabay...
(ERGO) - Aamino Axmed Aadan iyo carruurteeda oo lix ah waxay hoy la’aan biyo yari iyo cunno yari ku wajahayaan...
(ERGO) - Saddexdii bilood ee la soo dhaafey, waxaa xanuunka Gowracatada u geeriyooday 300 oo carruur ah, magaalada Garoowe. Ururka...
(ERGO) - Lix boqol toddobaatan iyo siddeed qoys oo ku nool xerada Da’ iyo danyar oo ku taalla duleedka Muqdisho...
(ERGO) - Maxamed Isxaaq Xasan oo barakac ku ah magaalada Baydhabo waxaa bishan waxbarasho u billaabay saddex carruur ah. Waxay...
(ERGO) - Dadka qaba cudurka HIV/AIDS ee ku nool Somaliland ayaa wajahaya takoor saameeyay waxbarashada carruurtooda, shaqadooda iyo hoyga. Qoysaskan...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo