(ERGO) - Reer guuraaga ku nool deegaanka Miro-cowleed ee gobolka Galgaduud ayaa ka cabanaya cudur ay xoolahoodu u dhimayaan oo...
(ERGO) - Kun iyo labo boqol oo qof oo iskugu jira carruur qaba cudurka shubanka, nafaqo darro iyo haween umulay...
(ERGO) - Cabdicasiis Cumar Cismaan oo ah xaasle wuxuu ku filnaaday maareynta nolosha qoyskiisa, markii uu ku shaqo billaabay mooto...
(ERGO) - Qoyska Jowhara Cabdi Aadan oo sagaal qof ah waxaa ku adag in ay helaan raashin iyo biyo ku...
(ERGO) - Boqol, konton iyo siddeed qoys oo dib-u-dajin loogu sameeyay deegaanka Luglow, markii laga raray xero ku taalla Kismaayo...
(ERGO) - Shaqada beer-falidda ayaa fursad soo kabasha u noqotay qoysaska 150 rag ah, kuwaas oo ku xoolo-beellay abaarta. Howshan...
(ERGO) - Qoyska Abaadir Xuseen Isaaq oo shan iyo toban qof ah ayaa wajahaya hubanti la’aan cunno labadii bil ee...
(ERGO) - Boqol qoys oo naafo iyo danyar iskugu jira ayaa wajahaya cunno yari, biyo yari iyo hoy xumo. Xaaladan...
(ERGO) - Cumar Maxamuud Barre waxay qoyskiisa oo 11 qof ah ka baxeen nolol xumo ay muddo ku noolaayeen. Waxaa...
(ERGO) - Canab Cismaan Aayaad waxay dhex fadhidaa buul dhinacyada ka faydan oo ku yaalla xerada Hilaac ee degmada Dayniile...
IDAACADDA 01-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo