Axmed Cabdulaahi Aadan oo ah 48 jir, wuxuu ku nool yahay degaanka Birta-dheer oo ka tirsan degmada Afmadow ee gobolka...
(ERGO) - In ka badan 2,000 oo ku teedsanaa webiga Jubba ayaa ku baaba’ay fatahaad ka dhalatay kaddib markii uu...
(ERGO) - Sanado badan oo ay ku dhamaysteen haraad iyo socod ay ku baadigoobaayeen biyo ay cabbaan, ugu dambayn dadka...
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa oga digtay shacabka ku nool deegaanada xeebaha Puntland gaar ahaan gobollada Bari iyo Sanaag, dabaylo...
(ERGO) - Cali Axmed Cismaan oo ku nool degmada Afmadow ahna muruqmaal waxaa ku adkaatay in uu maareeyo nolasha qoyskiisa...
(ERGO) - Nasra Bishaar waxaa ay ka mid noqotay dhowr haween oo adeeg caafimaad oo bilaash ah ka helay isbitaal...
(ERGO) - Lix kun oo qoys ayaa ka barakacay degmada Bardaale ee gobolka Bay kaddib markii ay magaalada ku soo...
Suuqa Dugaandug ee magaalada Baydhabo;ma ahan goob suuq loo qorsheeyey iney noqoto, waa waddo hareeraheeda oo dhinacyada kaga yaalaan xerooyin...
(ERGO) - Kun iyo labo boqol iyo toddobaatan qoys oo barakac ku ah seddex xero oo ku yaalla duleedka degmada...
Maxamed Khaliif Warsame waxaa uu ka mid boqolal xoolodhaqato ah oo u soo naqraacay tuulooyinka Kala-jeexa iyo Gambadhe ee gobolka...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo