Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Qiimaha raashiinka lagu kala iibsado suuqyada Afmadow oo sare u kac ku yimid

Radio Ergo by Radio Ergo
October 30, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Raashin yari ka jirta Bariga Fog ee Puntland

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Cali Axmed Cismaan oo ku nool degmada Afmadow ahna muruqmaal waxaa ku adkaatay in uu maareeyo nolasha qoyskiisa kaddib markii raashiinka qutuldaruuriga ah uu kor u kacay. Sare u kaca raashiinka ayaa yimid kaddib markii roobab lixaadle leh si xidhiidh ah uga da’aayeen deegaannadaas iyo Kismaayo sadexdii todobaad ee ugu danbeeyay taa oo sababtay in ay jidadka gala magaaladaas xidmaan

Cali oo la hadlay Raadiyow Ergo ayaa sheegay in celcelis ahaan uu maalintii helo lacag dhan 90,000  oo Soomaali shilin ah, taa oo aan ku filnayn qoyskiisa.

“Kiilaha bariiska ayaa intii aan roobka da’in, waxaa aan ku iibsan jiray lacag dhan 16,000 oo ah shilin Soomaali balse hadda waxaan ku iibsanaa 24,000 shilin Soomali ah,” ayuu yiri Cali.

Gaadiidkii keeni jiray raashiinka ka yimaado magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegay in muddo ay ku xanniban yihiin waddada isku xirta Afmadow iyo Kismayo. Raashiinka oo gabaabsi ku sii ah magaalada ayaa waxaa uu sababay in uu sicirbarar qiimaha la kala siisan jiray, sida uu sheegaayo Deeq Xassan Xuseen, oo ka mid tahay ganacsatadda Afmadow.

Deeq ayaa sheegay in kiisha sonkorta ah uu suuqa ka afmadow ka maraayo 640,000 shilin Soomaaliga ah halka kan bariiska ah uu maraayo 680,000, burka aya isgana maraaya 820,000.

“Badeecada waa sii gabaabsi, raashinka yaalla wuu sii yaraanayaa, hal bil wax gaadhi ah oo badeeco wadda oo magaalada imaaday ma jiro,” ayuu yiri Deeq oo intaas ku daray in ilaa 25 gaari oo raashiinka u sidda magaalada ay ku jiraan inta u dhexayso magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow.

Waxaa sidoo kale kor u kacay qiimaha lagu raaco baabuurta u kala gooshto magaalooyinka. Gadiidka u kala goosha Dhooblay iyo Kismaayo ayaa hadda lagu raacaa $80 dollar qofkii halka uu markii hore ka ahaa $30. Axmed Cismaan Xussen oo doonayay in uu u safro magaalada Dhooblay ayaa hadda wuxuu ka rajo dhigay in uu baxo kaddib markii uu awoodui waayay nooliga. Waxaa uu Raadiyow Ergo sheegay in wax lacag ah uu ka watay kontan dollar balse nooligii uu noqday $80 dollar, haddana uu ku qasban-yahay in uu joogo inta wax iska badalayaan.

Sidoo kale waxaa iyana aan iman gaadiidkii ka iman jiray magaalada, sida uu sheegaay, guddoomiyaha gadiidlayda u kala safra Dhooblay iyo Kismaayo, Xasan Axmed Saahid. Guddoomiyaha ayaa sheeegay in maalin walba ay bixijireen ilaa 20 gadiid ah oo ah nooca yaryar ee taksiga loo yaqaanno balse hadda aysan bixin roobka dartii.

“Baabuurtii soo baxay jimcihii saaka ayay soo galeen, nooliga waxaan tamartooda ahayn ayaa dadkii laga qaadaya, duruufta iyo waqtiga ayaa keenay, waxaana ugu daran dadka xanuunsanaya ee donayay in ay dhakhtar aadan maaddaama aan diyaarad jiri, baabuur badan oo matoorka biyo jiiday oo dhexda yaalla ayaa jira,” ayuu yiri Xasan.

Previous Post

Haweenka uurka leh ee ku nool Cabudwaaq oo ka faa’iidaystay adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah

Next Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA 30-OCT-2019

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA 30-OCT-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo