(ERGO) – Nolol xumo iyo dayac ayay wajahayaan haweenka keligood koriya carruurta lagu furay ee ku sugan xeryaha Dhadhaab. Maareynta nolosha...
(ERGO) – Waddo la’aan ayaa saamayn dhaqaale iyo mid nololeed ku haysa boqollaal beeraley ah oo ku nool deegaanno hoos taga...
(ERGO) - Cunno xumo ka dhalatay shaqo la’aan, biyo yari iyo hoy la’aan ay u dheertahay dhaxanta daran ee ka...
(ERGO) - Afar boqol iyo sideetan qoys ayaa biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ku wajahaya duleedka degmada Ceel-dheer...
(ERGO) – Sagaashan iyo saddex dhalinyaro barakac ah ayaa ku filnaaday maaraynta nolosha qoysaskooda tan iyo bishii sagaalaad ee sanadkan. Waxaa...
(ERGO) - Cunno xumo iyo biyo yari ay u dheertahay go’doon ayay ku wajahayaan xaafadda Xood oo 85 km u...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo barakac ah oo ka soo laabtay labadii sano ee u danbaysay dalka Itoobiya oo ay...
(ERGO) - Xaalad nolol-xumo oo liidata ayaa soo foodsaartay qoysaska boqollaal haween ah oo barakac ku ah xeryo ku yaalla...
(ERGO) – Danyar gaara 51,000 kun oo qof ayaa waayay adeeg caafimaad iyo quudin bilaash ah oo ay ka heli jireen...
(ERGO) - In ka badan 500 oo beeraley ah ayaa wajahaya dhaqaale xumo, cunno yari, daymo lagu yeeshay oo bixinteedu...
IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo