(ERGO) - In ka badan boqol qoys ayaa tacabka beeraha uga soo kabtay abaar baabi’isay xoolihii ay dhaqanayeen ee noloshoodu...
(ERGO) - Waxaa badbaado u ah 10 liitar oo biyo ah 24 saacba carruurta Faadumo Daahir Cumar oo ku nool...
(ERGO) – In ka badan 300 oo xoogsato ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa wajahaya shaqo la’aan keentay in qoysaaskooda...
(ERGO) - Xaliimo Maxamed Jaamac waxay qoyskeeda u awoodi la’dahay cunno hal wakhti ah tan iyo bishii May ee sannadkaan....
(ERGO) - Urur haween oo ka shaqeeya xalinta khilaafaadka qoysaska iyo u doodidda haween iyo waxbarashadooda ayaa sheegay in 500...
(ERGO) - Hal waqti ayay dabka u saartaa cunno aysan joogto u helin carruurteeda 28 ah Maryan Muuse Magooye. Waa...
(ERGO) – Maxamed Shire Aadan wuxuu maarayn la’ yahay nolosha qoyskiisa oo 12 qof ah tan iyo bishii May ee...
(ERGO)-Barre Hilowle Maxamed waxay qoyskiisa oo siddeed qof ah wajahayaan nolol xumo badday in ay deriskooda dawarsadaan. Arrintaas ayaa ka...
(ERGO) - Qoysas waayay waxay ku shitaan dabka ildhaqaalana aan laheyn, kuna ceyrtoobay abaaro soo maray ayaa dantu ku qasabtay...
(ERGO) – Guryaha deriskeeda ah waxaa laga karinayaa qureec balse Khadiijo Maxamed Xasan waxaa dansan dabkeeda, xilli ay ag fadhiyaan carruurteeda...
IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo