(ERGO) - Xarun lagu xannaaneeyo dadka dhimirka ka xanuunsanaya oo muddo lix bilood ah ku taalla degmada Gelinsoor ee gobolka...
(ERGO) - Ilaa 180 qoys oo isugu jira xoola-dhaqato, beeralay iyo dad soo barakacay oo ku nool deeganada Buula-bartire, Istanbuul, Kham-khaam iyo...
(ERGO) - Seddax boqol oo qof oo ku nool deegaanka Ceeldibir oo Gaalkacayo koonfurta uga beegan qiyaastii 180-km ayuu cudurka...
(ERGO) - Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho waxaa ku yaal xarun saddexdii sano ee la soo dhaafay shaqaynaysay oo lagula...
Xarunta hooyada iyo dhalaanka ee dagmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa ka cabanaysa hooyooyinka reer guuraaga ah ee miyiga ku...
(ERGO)- Dadka ku nool deegaanka Gawaan iyo deegaano kale oo hoos yimaada degmada Hobyo ayaa markii ugu horeysay adeegyo caafimaad...
(ERGO)- Wasaaradaha Caafimaadka iyo Kaluumaysiga ee maamul Jubaland oo taageero ka helaya hay'adda GIZ ayaa wada wacyigalin looga goleeyahay xoojinta...
(ERGO) - Afartan iyo shan caruur ah oo ay da’dooda ka yar tahay shan sano ayaa tobankii cisho ee u...
Isbitaalka Koonfurta Gaalkacyo ayaa hay’ado samafal oo ka taageeri jiray dawooyinka iyo mushaarka waxay joojiyeen kaalmadii ay siin jireen. Maamulka...
Qalliimada dhab-xanaga iyo farruuryaha oo ay ka faaiidaysanayaan ku dhowaad 200 oo bukaan ayaa Axaddii la soo dhaafay ka bilawday...
IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo