Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ka digaysa in Qaaxadu halis wayn ku tahay taranka dadka iyo kobaca dhaqaalaha....
Adeegyada iyo daryeelka caafimaad ee ay helaan hooyooyinka iyo dhallaanka ee xerada qaxootoga Xagardheere ayaa kordhay, taasoo ay ugu wacan...
Ol-ole ay waddo wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya oo kaa shanaysa hay'ado caalami ah ayaa loogu talo galay in haweenka ku...
Wajaale waxaa ka socda adeeg caafimaad oo bilaash ah oo ay iska kaashanayaan wasaadaha caafimaadka ee Soomaaliland iyo Dowlad deegaanka...
Kiisaska nafao-darrada ee degmada Qansaxdheere ayaa hoos u dhacay, waxaana sabab u ah saddex xarumo caafimaad oo bishii Agoosto ee...
Nafaqo-darro ayaa laga soo sheegayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Xayaad Cumar Axmed oo ah madaxa xarunta hooyada iyo dhallaanka...
(ERGO) - Dhibaato caafimaad darro ah ayaa ka jirto deegaanka Xananbuure oo Dhuusomarreeb 55 km dhanka waqooyi kaga beegan. Dr....
(ERGO) - Toddobaatan qof oo isugu jira carruur iyo dad waaweyn ayuu soo ritay cudurka jadeecada ilaa bishaan December ee...
Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in cudurka xiiqdheerta uu ka dillaacay Ceelbarde iyo tuulooyinka u dhow. Ilaa...
Xarunta caafimaadka ee deegaanka Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa saddexdii bilood ee u dambeeyay qabaanayay kiisas nafaqo-darro ah. Dr. Cumar...
IDAACADDA 08-JUL-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo