Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Sanaag: Carruurta ka soo jeeda qoysaskii abaarta ku cayrtoobay oo ay nafaqa-darro hayso

Radio Ergo by Radio Ergo
January 14, 2019
in Caafimaadka, WARBIXINNO MAQAL AH
0
180 carruur ka yar shan sano oo nafaqo-xumo looga daweynayo isbitaalka Kismaayo

Photo|keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xarunta caafimaadka ee deegaanka Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa saddexdii bilood ee u dambeeyay qabaanayay kiisas nafaqo-darro ah. Dr. Cumar Xasan oo ka howlgala xarunta ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in 75 kiis oo carruur ay da’doodu ka yar tahay shan sano oo nafaqo-darro hayso loo keenay.

Wuxuu tilmaamay in carruurta ay nafaqo-darrada ka qaadeen xanuunno shuban, jadeeco iyo burukiito ay ka mid yihiin oo ku dhacay. Xarunta ayaa carruurta ka daweysa xanuunnada ay nafaqo-darrada ka qaadeen, laakiin uma sameyso nafaqo celinta ay u baahan yihiin, sababtoo ah xarunta oo aysan hadda ka jirin adeegyadaas.

Haddaba sababta adeegga nafaqo celinta uusan xarunta u oollin iyo heerarka ay nafaqo-darrada halkaas ka jirto tahay waxaa dhakhtarka ka wareysatay Weris Maxamed oo ka tirsan Raadiyo Ergo, waxay marka hore weydiisay waxa hadda ka jiro deegaanka iyo adeegga xarunta sida uu yahay.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/DR.-CUMAR-XASAN.mp3
Previous Post

IDAACADDA MAANTA AXAD 13-JAN-2019

Next Post

Soomaaliya: Dadka ayaa dhibaato ku qaba isticmaalka doolarka iyo adeegga EVC

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Soomaaliya: Dadka ayaa dhibaato ku qaba isticmaalka doolarka iyo adeegga EVC

Soomaaliya: Dadka ayaa dhibaato ku qaba isticmaalka doolarka iyo adeegga EVC

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 01-MAY-2026

IDAACADDA 01-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 01-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-MAY-2026
May 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-APR-2026
April 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-APR-2026
April 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-APR-2026
April 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-APR-2026
April 27, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo