(ERGO) - Warbixinta taxanaha xeryaha ee Raadiyow Ergo ayaa waxaa isbuucaan lagu eegayaa kaalinta dadka soo barakacay ee ka shaqeeya...
(ERGO) - Hooyada iyo dhalaalka ku nool deegaannada Awr-boogays iyo Widh-widh oo kala tirsan gobollada Sool iyo Togdheer ayaa ka faa’ideysanaya...
(ERGO) - Haweenka umulaya ee tuulada God-daamiro oo umul raac iyo dhiig-bax u dhiman jiray oo hadda adeegyo caafimaad ka...
Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee kaneecada. Waxaa loo asteeyay maalintii uu dhaqtar British ah oo lagu...
Ururka dhaqaatiirtay Galmudug oo ka sameeyay deegaanka Ceel-dibir gurmad caafimaad oo ay kafaa'iideysteen boqollaal dadka deegaanka ah. Howshan caafimaad oo...
(ERGO) - Degmada Wanlaweyn wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee kacaanka kama jirin isbitaal guud oo ay degmada leedahay,...
(ERGO) - Saynab Cabdi Warsame waxaa ay si mutadawacnimo ah magaalada Xingalol ee gobolka Sanaag uga shaqeysaa gargaarka hooyada iyo...
Isbitaalka deegaanka Bursaalax ayaa waxaa uu xiran muddo lix bilood ah, kadib markii loo waay dhaqaale lagu fuliyo howlihii isbitaalka....
(ERGO) - Isbitaalka deegaanka Bursaalax ayaa waxaa uu xiran muddo lix bilood ah, kadib markii loo waay dhaqaale lagu fuliyo...
(ERGO) - In badan 30 carruur ah oo ay haysato nafaqa daro darani ayaa la soo gaarsiiyay Isbitaalka guud ee...
IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo