Dhadhaab:- Waxaa lagu soo gebagebeeyey xarunta ICC ee Hagardheer Youth Umparella xaflad qalin jebin ah oo loo sameeyey labatan iyo...
Bakool:- Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka magaalada Xudur gaar ahaan deegaanka...
BAY:- Kaddib dagaallo saamayn ku yeeshay dadka rayidka ah oo ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Bay, ciidamada dowladda oo ay...
Berdaale:- Degmada Berdaale ee gobolka Bay, ayaa saaka ah mid haawanaysa ka dib markii inta badan qoysaskii ku noolaa deegaankaasi...
Nairobi:- Hay`adda gargaarka ee Oxfam, ayaa ugu baaqday waddamadda ka qayb gelaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya laguna qabanayo London...
Dhadhaab:- Iyadoo qaxootiga soo galaya xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Woqooyi bari Kenya ay soo badanayaan, ayaa haddana waxaa lagu...
Muqdisho:- Waxaan halkan idinkugu soo koobeynaa wareysi ay idaacadda Ergo la yeelatay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Soomaalia. Wasiirka arrimaha...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Ceelasha Biyaha:- Barakac xooggan ayaa wali ka soconaya degaannada loo barakacay ee ku yaalla inta u dhexeysa...
BAY:- Qoysas badan oo markii hore ay dhibaateeyeen abaaraha Soomaaliya ayaa markale u baahan in loo sameeyo qorshayaal ballaaran oo...
Gaalkacayo:- Gobolka Mudug waxa uu ka mid yahay gobollada ay ku sugan yihiin qoysaska barkacayaasha ee ka cararay dagaalada iyo...
IDAACADDA 24-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo