Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nafaqadarri laga soo sheegayo degmada luuq

Radio Ergo by Radio Ergo
May 28, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Nafaqadarri laga soo sheegayo degmada luuq
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalado nafaqa darri ayaa laga soo sheegayaa degmada Luuq ee xarunta gobolka Gedo,kaddib marki sida la sheegay ay yaraadeen cunnooyinka nafaqaysan ee samafalayaashu ay siin jireen gobolka,la keeni jiray gobolka.

Dadka ku nool gobolka guud ahan gaar ahaan degmada Luuq waa kuwa aad ugu baahan cunnada nafaqaysan gaar ahaan carruurta sidaana waxaa yiri mid ka mid ah hawl wadeennada caafimaadka degmada Luuq ee gobolkaasi Gedo.

Sidoo kale dadka ugu badan ee ay saamaynta ku yeelatay nafaqa darridan ayaa la sheegay in ay yihiin qoysaska ku soo barakacay degmada kuwaasoo u muuqda kuwa xaaladdooda caafimaadi aad u liidato.

Dr. Cabdullaahi Maxamed Faarax waxaa uu isna ka mid yahay howl wadeenada caafimaadka ee  ka hawl gala cusbitalka degmada Luuq waxaa uu idaacadda Ergo u sheegay in bilo ka hor ay xaaladda nafaqadarida ee ka jirta degmad ay soo wanaagsanaanaysay  laakiin hada ay heerka nafaqadarrida degmada tahay mid aad u liidata , taasoo ugu wacan ayuu yiri barakacayaasha halkaasi ku sugan oo aan iyagu helin gargaarkii ay u baahnaayeen.

“Heerka nafaqadarrida degmada Luuq waxay bartamahii sanadkii tagay gaartay meel xun, laakiin dabayaaqadii sanadkii tagay ee 2011s illaa billowgii sanadkan xaaladu wey soo hagaagaysay , waxayse hadana u muuqataa ayaamahaan dambe  in  xaaladaha nafaqadarrida  ee degmadu  ku noqonayaan meelahoodii hore” sidaana waxaa yiri Dr. Cabdullaahi oo ka tirsan hawl wadeenada dhinaca caafimaadka degmada Luuq, isagoona intaasi ku daray in maalin waliba ay cusbitalka degmada ku qaabilaan laba ama in ka badan oo qabta nafaqadarri taasoo uu sheegay in ay muujinayso xaaladda nafaqa darrida ee ka jirta degmada iyo guud ahaan gobolka oo dhan.

Degmada Luuq oo kaliya maahan goobaha ay ku yaraadeen samafalkii loo samayn jiray barakacayaasha ee qeyba badan oo kamid ah gobolka Gedo ayaanay xilligaan ka jirin wax samafal ah oo  la gaarsiiyo barakacayaasha .
Nuur Cali Faarax/AA/MH

Previous Post

CUDURKA SHUBAN BIYOODKA OO KA DILAACAY MUQDISHO IYO AGAGAARKEEDA

Next Post

Xeryihii barakacayaasha ee waddada muqdisho iyo afgooye oo laga qaxay

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Xeryihii barakacayaasha ee waddada muqdisho iyo afgooye oo laga qaxay

Xeryihii barakacayaasha ee waddada muqdisho iyo afgooye oo laga qaxay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 26-JUN-2026

IDAACADDA 26-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 26-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUN-2026
June 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo