Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakac ka taagan duleedada muqdisho

Radio Ergo by Radio Ergo
May 23, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakac ka taagan duleedada muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo dagaalo u dhaxeeya ciidamada DKMG Soomaaliya oo ay taageerayaan kuwa midawga Afrika ee AMISOM  iyo kuwa ciidamada Shabaab  ayaa waxaa walaac xoogan uu soo food saaray barakacayaasha ku dhaqan duleedka magaalada Muqdisho   gaar ahaan kuwa ku nool waddada dheer ee xirririsa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.

Qoysaskaan barakacayaasha ah oo isugu jira kuwa markoodii horeba ka soo barakacay  dagaalada Muqdisho iyo kuwa kale oo ka soo barakacay qeyba ka mid ah  gobollada dalka ayaa cabsida ugu wey nee soo foodsaartay waxa ay  tahay mid ku saabsan inuu dagaalku ku soo fido goobaha ay deggan yihiin isla mar ahaantaana uu saamayn xooggan ku yeesho.

“Waxaan degganahay degaanka Lafoole waxaan maqlaynaa madaafiicda xooggan ee la is weydaarsanayo waxaana jira walaac ay dhamaan dadka nala qabaan kaasoo la xariira dagaalka soo cusboonaaday” sidaana waxaa Ergo u sheegtay mid kamid ah hooyooyinka barakacayaasha eek u sugan degaanka Lafoole iyadoona intaasi ku dartay in ay jecel yihiin in ay ku laabtaan magaalada Muqdisho, haddii uusan xaalku iska baddalin sida uu haatan yahay.

Barni waa hooyo deggan  deegaan lagu magacaabo Jabad geelle oo hoos yimaada  deegaanka Ceelasha Biyaha, waxa ay u sheegtay Radio Ergo  in ay jiraan kurbo iyo wal wal ay ka qabaan dagaalada soo cusboonaaday,waxaan maqlaynaa ayay tiri dhawaqa hoobiyaal ku soo dhacay meel aan ka fogeyn halka aan deggannahay,Barni ayaa sheegtay in goobta ay deggan yihiin ay tahay dhul bannaan oo aan lahayn meel la gabbaadsado.

“Xaaladdu waa ay nagu adagtahay aniga iyo sagaalkayga carruurta ah”sidaana waxaa Ergo  u sheegtay in Barni oo  dhinaca kale sheegtay in ay jeclaan lahayd in ay u qaxaan iyada iyo reerkeeda gobollada dhexe hadii aan heli karno qarashaad ayay tiri.

Qaar ka mid ah hooyooyinka barakacayaasha ee ku nool degaanada loo barakacay ee waddada Afgooye oo la hadlayay idaacadda Ergo  ayaa sheegay dhammaantood in ay qabaan walaac xooggan oo ku saabsan dagaalada soo cusboonaaday, iyagoona sheegay in xilligaan aanay awoodin in ay barakacaan maaddaama ay marar badan horay u barakaceen.

Si kastaba  ha ahaatee xaalado kacsanaan ah ayaa ka jirta xilligaan degaanada loo barakacay iyadoona dadku ay muujinayaan cabsi lixaad leh oo ku saabsan noloshooda.

Cabdulqaadir Mohamed Cabdulle/AA/MG

Previous Post

QM oo ku baaqday in la ilaaliyo dadka rayidka ah ee ku sugan wadada afgooye

Next Post

Hadal uu isuduwaha bani’aadamnimada ka soo saarey hawlgalka mileteri ee waddada afgooye

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Hadal uu isuduwaha bani’aadamnimada ka soo saarey hawlgalka mileteri ee waddada afgooye

Hadal uu isuduwaha bani’aadamnimada ka soo saarey hawlgalka mileteri ee waddada afgooye

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-MAY-2025

IDAACADDA 14-MAY-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-MAY-2025
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo