Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Biyo la’aan ka taagan degmada garbahaarey

Radio Ergo by Radio Ergo
May 22, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Biyo la’aan ka taagan degmada garbahaarey
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalad biyo la’aan oo aad u baahsan ayaa soo food saartay dadka ku nool magaalada xarunta u ah gobolka Gedo ee Garbahaarey,waxaana lagu soo warramayaa in biya la,aantaani soo foodsaartay dadka ku dhaqan degmada ay ugu wacan tahay markii uu burbury dhawaan matoorkii ceelka biyaha siin jiray degmada.

Burburka ku yimid matoorka ayaa la sheegay in ay ugu wacan tahay iska horimaad halkaasi ku dhexmaray dhinacyada isaga soo horjeeda gobolka Gedo oo muddooyinkii ugu dambeysayay dagaalo halkaasi ku dhexmarayeen.

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo u warramayay idaacadda Ergo ayaa sheegay in xaaladda biyo la’aanta ee ka taagan degmada ay gaartey heerkii ugu sarreeyay,iyadoona dadka iyo duunyada ku nool degmadaasi ay isku si u saamaysay biya la,aantaasi.waxay kaloo sheegeen in biyaha ay ka dhaansadaan togga weyn ee mara degmada aanu ahayn nadiif.

“Biyaha waxaa lagu keenaa karreetooyin iyadoo laga soo dhaaminayo togga dhex mara degmada” sidaana waxaa Ergo u sheegay Aadam Cali Xasan oo ka tirsan waxgaradka ku nool degmada Garbahaareey isagoona intaasi ku daray in fuustadii biyaha ahay Garba haareey ka joogto hadda siddeetan kun oo shilin Soomaali, taasoo uu sheegay in ay badi dadka ku adagtahay.

“Dadka ma heystaan meel ay biyo u doontaan, ceelkii ay biyaha ka heli jireenna dhibaatadaas ayaa ku dhacday, waxay dad badan taas ku khasabtay in ay ka barakacaan magaalada oo u guuraan meel ay biyo ka heli karaan” Ayuu yiri Aadam oo sheegay in biya la,aantaani ay tahay middii ugu darnayd ee muddooyinkaan dambe ka dhacday degmada.isagoona codsi u diray hay,adaha samafalkaiyo qurba joogta ka soo jeedda gobolka.

si kastaba ha ahaatee colaadaha ka dhaca qeyba badan oo ka mid ah Soomaaliya ayaa sababa inta badan biya la,aan soo wajahda dadka gobolka Gedo ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka jiray iska hor imaadyo hubeysan kuwaasoo u dhexeeya dhinacya ku loollamaya gacan ku haynta gobolka.

Axmed Cumar Saalixi/MG/AA

Previous Post

Alshabaab oo u digay qandaraas la’yaal, ganacsato iyo hay’addo

Next Post

QM oo ku baaqday in la ilaaliyo dadka rayidka ah ee ku sugan wadada afgooye

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
QM oo ku baaqday in la ilaaliyo dadka rayidka ah ee ku sugan wadada afgooye

QM oo ku baaqday in la ilaaliyo dadka rayidka ah ee ku sugan wadada afgooye

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo