Khaliif Cabdirashiid Xasan oo 26 jir ah , wuxuu ka howl gala qeybta nafaqeynta ee xarunta caafimaadka ee Heal Post...
(ERGO) - Barakacayaal gaaraya 1,800 oo qoys oo deggan afar xero oo ku yaalla deegaanka Ari-cadeeye oo 32 km dhanka...
1800 oo qoys oo barakac ku ah 4 xero oo ku taal duleedka degaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ayaa helay...
Kumanaann carruur ah oo ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalada Cadaado ayaan haysan waxbarasho, arrintaas oo walaac ku abuurtay...
(ERGO) - Safiyo oo aan ahayn magaca saxda ah ee haweenay dhibane ah oo 26 jir ah, ayaa la jiifta...
(ERGO) - Faadumo Abuurkar waxay dhex taagan tahay dukaan lagu iibiyo kabaha, dharka carruurta iyo agabka haweenka gacanta ku sameeyaan...
Safiyo oo aan ahayn magaceeda saxda, waa 26 jir dhaawac ah, jiifta isbitaalka magaalada Baydhabo. Dhaawaca ayaa soo gaaray kaddib...
Qaar kamid ah xeryaha barakaca ee ku yaalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ayaa waxaa ka jirta xaalado ammaan...
Waxaad idaacadaheennii hore ku dhegeysateen warbixinno ku saabsanaa dhibaatooyinka abaarihi laga dhaxlay iyo sida dadkii xoolo-dhaqatada ahaa ay u cayroobeen...
Xerada xuubey oo 10 km waqooyi uga beegan Galinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ku nool yihiin...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo