(ERGO) - Xaalad cunno iyo biyo yari ayey wajahayaan ilaa 300 qoys, oo u badan xoolo dhaqato oo toddobaadkan ka...
In ka badan saddex boqol oo qoys oo barakacay ayaa wajahaya xaalad cunto iyo biyo yaraan ah. Qoysaskaan ayaa ka...
Shamso Maxamed Nuur oo ah hooyo haysata lix carruur ah, waxay ka mid tahay hooyooyinka caafimaad ahaan ugu tiirsanaa xarunta...
Dhalinyaro wax ka barata jaamacadda magaalada Ceerigaabo iyo kuwa dhigta dugsiyada sare, ayaa guddoon siiya toddobaad waliba qoys cunno. Waxey...
Dhalinyaro wax ka barata jaamacadda magaalada Ceerigaabo iyo kuwa dhigta dugsiyada sare, ayaa maalin kasta oo jimco ah waxay adeeg...
Dad badan oo abaarta iyo biyo la’aanta ku barakacay waxay fursad wanaagsan u arkaan inay dib ugu noqdaan deegaannadii iyo...
Toddobo iyo labaatan qoys oo ka soo cararay colaadaha u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya oo ku sugan...
Qoysas ka soo cararay colaadaha u dhexeeya qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya ayaa hoy xumo ku haystaa deegaan...
Waxaa jira qoysas ku cayroobay abaaraha soo noqnoqday oo ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka, kuwaas oo ku tiirsan gargaar lacageed...
Todobaadkii labaad ayaa waxaa weli geedo hoostdood daadsan boqolaal qoys oo ku barakacay coladihii ka jiray koonfurta gobolka Sool. In...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo