(ERGO) - Saddex boqol iyo lixdan iyo shan qoys oo deganaa xeryo ku yaalla degmooyinka Dayniile iyo Hodan ayaa wajahaya...
(ERGO) - Cumar Cabdullaahi Aadan oo qaxooti ku ah xerada Dhagaxley ee gobolka Waqooyi Bari-Kenya waa xirfadle nolosha qoyskiisa ka...
(ERGO) - Caddey Cabdullaahi Aadan iyo carruurteeda oo sagaal ah waxay hoy la’aan iyo cunno yari ku wajahayaan xerada barakaca...
(ERGO) – Faadumo Maxamed waxay biilka maalinlaha ee qoyskeeda ka soo saartaa harqaan ay ku tosho gudaha kaamka Buurta ee duuleedka...
(ERGO) - Cibaado Liibaan Guuleed waxay ku faraxsan tahay inay heshay dhul ay leedahay mulkiyadiisa. Lix boqol iyo konton qoys...
(ERGO) - Cabdi Cabdow Axmed oo ah 73 sano jir naafo ah ayaa ka mid ah dadka dayaca iyo daryeel...
(ERGO) - Ayaan oo magaceeda saxda ah aan qarinay ayaa ku qasbanaatay inay ku biirto xero barakac oo ku taalla...
(ERGO) - Maxamed Haybe Xasan wuxuu la murugsan yahay waxbarasho la’aan ay wajahayaan shan carruurtiisa ah. Waxay sanad dugsiyeedkan furmay...
(ERGO) - Kun iyo saddex boqol oo qof oo u badan dad abaarta ku xoolo-beelay ayaa awoodday in ay il-dhaqaale...
(ERGO) - Kaltuun Cabdullaahi Axmed iyo carruurteeda oo shan ah ayaa hela 7 liitar oo biyo ah 24 saacba mar....
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo