(ERGO) - Qoyska Faadumo Maxamed Xasan oo shan ah ayaa ku wajahaya duleedka deegaanka Oog xaalad cunno xumo, hoy la’aan...
(ERGO) – Abshir Warsame Keerow wuxuu qoyskiisa 11 qof ah u awoodi la’yahay cunno ku filan, biyo iyo hoy ay...
(ERGO) - Binto Maxamuud Cumar waxay cunno iyo hoy ku filan u awoodi la’dahay carruurteeda oo shan ah. Arrintaas ayaa...
(ERGO) - Maryan Cismaan Cali iyo qoyskeeda oo ka kooban 6 qof waxay wajahayaan hubanti la’aan nololeed tan iyo bishii...
(ERGO) – Qoyska Sareedo Cismaan Cilmi oo ka kooban 14 qof waxay la halgamayaan cunno la’aan, biyo yari iyo hoy...
(ERGO) - Cali Cabuud Xasan oo leh Gaari-gacan uu ku xamaallan jiray ayaa wajahaya shaqo la’aan tan iyo bishii Febraayo...
(ERGO) – Boqol iyo saddex qoys oo deggan xerada Hillaac-wanaag ee degmada Garas-baalay ayaa samaystay qorshe ay ku helayaan dhul...
(ERGO) – Siddeetan iyo kow qoys oo ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalada Baydhabo ayaa cunno yari iyo waxbarasho...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ka mid ah dadka la hayb sooco ee deegaannada Puntland ku nool ayaa xaalad nolol...
(ERGO) - Qoyska Maryan Nuur Maxamed oo 8 qof ah waxay xerada Hilaac-wanaag ee degmada Garasbaaley ku wajahayaan biyo yari,...
IDAACADDA 24-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo