(ERGO) - Maxamuud Cali Axmed wuxuu qoyskiisa oo 7 qof ah markii ugu horrayay ka saaray nolol xumo ay wajahayeen...
(ERGO) - Qoysas waayay waxay ku shitaan dabka ildhaqaalana aan laheyn, kuna ceyrtoobay abaaro soo maray ayaa dantu ku qasabtay...
(ERGO) - Cali Xuseen Cabdi wuxuu awood u yeeshay inuu qoyskiisa oo 12 ah uu u helo cunno ku filan...
(ERGO) - Shaqo la’aan soo wajahday 500 oo dhallinyaro ah oo ku nool xerada qaxootiga Dhadhaab ayaa cunno xumo u...
(ERGO) - Khadiijo Dahir Maxamuud waxay biyo macaan oo nadiif ah u heshay carruurteeda oo shan ah markii biyo gelin...
(ERGO) - Xasan Ibraahim Cabdi oo deggan xerada Wariishe ee Baydhabo ayaa ku filnaaday masruufka qoyskiisa oo 10 ah, markii...
(ERGO) - Dad lagu qiyaasay sideed boqool oo qoys oo iskugu jira xoolodhaqato, beeralay iyo kuwo barakac ku ah xeryo...
(ERGO) - Qoyska Xuseen Ibraahim Nuunow oo ka kooban toddobo qof waxa ay la tacaalayaan helidda cunto hal waqti ah...
(ERGO) – Darajo Cabdi Cali oo barakac ku ah xerada Buulo-nootaayo ee deegaanka Xaarxaar ee Gobolka Mudug, waxay ku filnaatay maaraynta...
(ERGO) - Nuurto Axmed Nuur oo barakac ku ah xerada Shabeelle ee duleedka Dhuuusamareeb waxay maarayn la’dahay nolosha lix carruur...
IDAACADDA 24-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo