(ERGO) - Ganacsatada suuqa weyn ee Madiina ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho oo dib u furtay dukaamadoodii oo dib...
(ERGO) - Guddi dhallinyarada magaalada Beledweyne ah oo is-xilqaamay ayaa howl nadaafad ka fuliyay xaafadd Buundo-weyn kaddib markii saddex meel...
(ERGO) - Xassan Aadan Cigaal oo ka mid ah afartan iyo labo dhallinyaro ah oo bishii labaad ee sanadkan shaqo...
(ERGO) - Hay’adda cilmi-baarista ee PDRC, ayaa cilmibaaris ay ka samaysay lix magaalo oo ka baxsan laamiga kana tirsan gobollada...
(ERGO) - Haweenka u ololeeya dumarka loo gaysto tacadduyada ayaa ku baaqay in la soo saaro sharciyo adag oo ku...
(ERGO) - Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in 320 qoys oo beeraley u badan ay ku barakaceen dagaal beeleed tan...
(ERGO) - Qiimaha lagu iibiyo raashinka, bagaashka iyo shidaalka ayaa hoos u dhacay waxaana tani ay keentay in culays wayn...
(ERGO) - Caasho Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa ka soo barakacday deegaanka Dhabar-dalool oo 25 km u jirta degmada Xuddun ee gobalka...
(ERGO) - Dowladda hoose ee magaalada Beledweeyne ayaa soo saartay amarro ku socda dadka qashinka ku shuba Webiga Shabeelle. Qashinka...
(ERGO) - Ayaxa soo noqnoqday ee cunay dooggi iyo dalagga beeraha iyo roobki dayrta oo yaraa ayaa keentay in xoolo...
IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo