Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro is-xilqaamay oo howlgal nadaafad ah ka fuliyay xaafadda Buundo-weyn, Beledweyne

Radio Ergo by Radio Ergo
June 9, 2021
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Dhalinyaro mutadawiciin ah oo xaafadaha danyarta Laascaanood ka sameeyey ol’ole nadaafadeed

File Photo/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Guddi dhallinyarada magaalada Beledweyne ah oo is-xilqaamay ayaa howl nadaafad ka fuliyay xaafadd Buundo-weyn kaddib markii saddex meel Laanta Isbartiibo ee xaafaddaas ah lagu soo daadiyay waxyaabo dhacay oo ay ku jiraan nacnac iyo buskud, kuwaasi oo la sheegay in labo cunug oo xaafadda degan ay calool xanuun ka qaadeen markii ay cuneen.

Guddigaan dhallinyarada mutadhawiciinta ah oo ka kooban 12 qof ayaa nadaafadda ay xaafadda ka fuliyeen waxaa ka caawiyay dadka deegaanka, iyagoo sidoo kale kaashaday 5 qof oo muruqmaal ah oo ay siinayaan maalintii $50 isu geyn. Lacagtaas waxaa iska soo ururiyay guddiga.

Axmed Maxamed Yuusuf oo ah madaxa guddiga ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in qashinka ay uruuriyeen ay hal meel is kugu geeyeen ka hor inta ay dab qabadsiinin.

Axmed ayaa sidoo kale xusay in kooxdiisa ay wacyigalin u sameysay waalidka xaafaddaas si carruurtooda ay uga ilaaliyaan nacnaca iyo buskudka dhacay ee la soo daadiyay.

Maxamed Cismaan Weheliye oo deggan xaafadda Buundo-weyn ayaa sheegay in uu ka mid ahaa dadkii ugu horreeyey ee qashinka arkay markii lagu soo daadiyay halkaas, wuxuuna tilmaamay in carruur badan oo dooneysay inay cunto uu ka qaaday.

Guddoomiyaha Laanta Fiiltaro ee xaafadda Buundo-weyn, Keenadiid Xuseen Sandhool ayaa sheegay inay xireen 2 qof oo lagu qabtay iyagoo qashin hor leh ku shubaya meelihii ay dhallinyaradu ka shaqeynayeen nadaafaddooda.

 

 

 

Previous Post

Muqdisho: Dhallinyaro barakac ah iyo kuwo jaamacado ka qalinjabiyay oo shaqo ka helay shirkado kalluumaysi

Next Post

Muqdisho: Haweenkii rabashadaha doorashada ka barakaciyey xeryahooda oo laga tageeray dhaqaale ganacsi

Related Posts

blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 4, 2026
Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 2, 2026
Mudug: Rag wadaaga fursadaha shaqo ee laga heli karo oo nolosha qoysaskooda ku filnaaday
Wararkii u Danbeeyay

Mudug: Rag wadaaga fursadaha shaqo ee laga heli karo oo nolosha qoysaskooda ku filnaaday

May 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
Next Post
Somalia live news, Radio Ergo news, Somali live news, Somalia latest news today

Muqdisho: Haweenkii rabashadaha doorashada ka barakaciyey xeryahooda oo laga tageeray dhaqaale ganacsi

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-JUN-2026

IDAACADDA 04-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 31-MAY-2026
May 31, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo