(ERGO) Muna Mahdi Axmed afar mar oo ay isku day inay codsato shaqooyin laga xayisiiyay shirkadaha isgaadhsiinta ee Somtel, Telesom...
Xarigga iyo ganaaxa ay kala kulmaan dowladda hoose ee Hargeysa ayaa dhallinyarada ku ganacsada hareeraha waddooyinka ku khasba inay tahriibaan,...
Dhaqashada lo’du ayaa ka nabaad guurtay koonfurta gobolka Sool oo ay dhaqashadeedu caan ku ahayd, taasoo ay keentay roobabkii degaankaas...
(ERGO) – Madaxda xarumaha caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegay in isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee magaalada Muqdisho ay ku soo badanayaan bilihii...
(ERGO)- Ibraahim Nuur Iimaan oo 25 sano jir naafo ah, wuxuu maalintii siddeed iyo tobonaad shaqadiisa oo uu garguurad ku...
Ganacsata yaryar ee magaalada Gaalkacyo oo aan horay u haysan gabbaad ay maalintii qoraxda ka harsadaan ayaa ka faa’idaystay geedo...
Ganacsatadan oo aan horay u haysan gabbaad ay maalintii qoraxda ka harsadaan ayaa ka faa’idaystay geedo ay si iskaa wax...
Ibraahim Nuur Iimaan oo ah 25 sano jir naafo ah, wuxuu maalintii siddeed iyo tobonaad shaqadiisa oo uu garguurad ku...
Nin magaalada Garoowe muddo 28 sano ah ka shaqeynayey dhir beerista, oo ka warramaya sababihii ku kalifay in uu howshaas...
Maxamed Macalin Cali oo 48 jir ah aabaha siddeed carruur ah, wuxuu muddo 28-dii sano kaga shaqaysanayay magaalada Garowe ee...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo