Jaamac Caydiid Cabdi waa 45 jir naafo ah gaari kuwa dadka naafada ah ay ku socdaan oo nin ganacsade ahi...
(ERGO) - Xasan Maxamed Dhabar oo 27 sano jir wuxuu ka mid yahay 437 dhallinyaro ah oo ka faa’ideysanaya mashruuc...
Dhallinyadan oo isugu jira danyar, barakac iyo kuwa ka laabtay qaxootiyada waddamada Kenya, Ethiopia iyo Yeman ayaa ahaa kuwa aan...
Wikipedia waa bogga online-ka ah ee ugu weyn adduunka ee lagu keydiyo xogta iyo macluumaadyada kala duwan. Laakiin waxaa bogga...
- ERGO) - Afar iyo labaatan qof ayaa lagu xiray xabsiga magaalada Gaalkacyo kaddib markii ay jabiyeen xeer ay soo...
Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayay odayaasha oo kaashanaya maamulka waxay sameysteen xeer meelahaas looga mamnuucay in dhirta la jaro...
Hay'adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed oo ka shaqaysa xuquuqda carruurta ayaa sheegtay in carruuraha waddooyinka ku nool iyo kuwa kale ee...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay shir looga hadlayo sidii dhoof loogu heli lahaa kalluunka dalka. Shirka waxaa ka soo...
Haweenkan oo qoysaskoodu kasoo barakaceen abaartii ku dhuftay Gobolka Sanaag sanadkii 2017 waxay ka cabi jireen ceelal iyo Balliyo ku...
Labo boqol iyo lixdan iyo afar qoys oo ku nool xero barakac oo ku taalla tuulada God-waraabe ee Gobolka Sanaag...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo