Waxaa xal nabadeed laga gaaray colaad muddo ah ka jirtay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Sool. Colaadda ayaa u dhexeysay...
Tirada ardayda naafada ah ee ku biirayo iskuullada xeryaha qaxootiga ah ee Dhadhaab ee gobolka waqooyi-bari Kenya, ayaa korodhay dhowrkii...
(ERGO) - Konton doonyood oo ka kalluumeysta xeebaha magaalada Boosaaso ayaa lagu xiray qalab cusub oo loogu talo galay bad-qabka...
Konton doonyood oo ka kalluumeysta xeebaha Boosaaso ayaa lagu xiray qalab loogu talo galay bad-qabka kalluumeysatada. Qalabka waxaa lagu xiri...
Doodda waxaa nagala qeyb Aqoonyahan Xassan sheekh Cali, Ustaad Faarax Cumar Nuur iyo Maxamed Aadan Dhuubow, waxaa u qeybin doonta weriyaha...
Iyadoo la dhaqan-gelinayo heshiis dadka deegaanka degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ay ka gaareen joojinta dhuxusha ayaa toddobaadkan waxay meel...
Kulyadda caafimaadka ee jaamacadda PSU ayaa cilmi baaris ay ka sameysay magaalada Garowe bishii July, August iyo Septembet waxay ku...
Dhaqtar Xaawo Cabdi oo sanado badan isbitaal ay leedahay ugu gargaaraysay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka iyo carruurta ayaa sheegtay...
Dhuxusha oo la rabay in magaalada laga gado ayaa dadka deegaanku ku gubeen goob fagaaro, iyadoo arrintan ay ka dambaysay...
(ERGO) - Jaamac Ceydiid Cabdi oo ah 45 jir naafo ka ah labada lugood waxaa uu magaalada Laascaanood ee gobolka Sool...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo