Kulyadda caafimaadka ee jaamacadda PSU ayaa cilmi baaris ay ka sameysay magaalada Garowe bishii July, August iyo Septembet waxay ku ogaatay heerarka daawo qaadashada dadka, goobaha daawooyinka lagu keydiyo ee magaalada iyo heerka ay gaarsiisan tahay aqoonta dadka iibiya daawooyinka.
Waxaan cilmi baarista ka wareysanay Cabdiraxmaan Aadan Gambool oo ah ku xigeenka kulyadda caafimaadka ee jaamacadda PSU









