(ERGO) - Faadumo Shire Beereed oo 80 jir ah waxaa ay ka mid tahay haweenka xirfadihii ay miyiga ku yaqaanayn...
(ERGO) - Qoysaska danyarta ah ee ku nool tuulada Bandarseed ee 80 km dhanka bariga ka xigta Gaalkacyo oo markii...
(ERGO) - Dadka ku nool deegaanka Warta-Buraale oo magaalada Burco dhinaca waqooyi ka xigta 85km ayaa samaystay biyo qabatin, si...
(ERGO) - Ganacsatada deegaanka Buurdhoobo oo dhexdooda iska aruuriyay dhaqaale iyo dad qurbajoog ah ayaa iyaga oo kaashanaya maamulka magaalada...
(ERGO) - Kadib markii ay ka soo noqotay Yurub sanadkii, 2008, Khadiija Maxamuud Maxamed waxay go’aansatay in furto xarun lagu...
(ERGO) - Ismaaciil Maxamed Shangolow oo ka mid ah beeralayda degmada Afmadow, wuxuu bishii hore suuqa xoolaha ee degmada ka...
(ERGO) - Cabdullaahi Axmed Xasan oo 32 sano jir ah wuxuu ka mid yahay labo kun iyo siddeetan dhalliyaro ah...
(ERGO) - Xaawo Maxamuud Faarax oo 26jir ah ayaa toddobaadki hore loo doortay ku xigeenka duqa degmada Badhan ee gobolka...
(ERGO) - Xaalad biyo yari ah ayaa muddo seddex toddobad ah ka taagan deegaanka Seemare oo qiyaastii 37 km Galbeedka...
(ERGO) - Shucayb Barre Cilmi waxaa uu ka mid yahay dadka shaqo abuurka ka helay warshad soo saarta saabuun marista...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo