Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Muqdisho: Gabar UK uga timid xanaanaynta agoonta

Radio Ergo by Radio Ergo
September 18, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Muqdisho: Gabar UK uga timid xanaanaynta agoonta

Khadiija Maxamuud Maxamed oo ah aasaasaha xarunta xannaanaynta agoonta ee Umul Qura/Fardowsa Sheekh/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Kadib markii ay ka soo noqotay Yurub sanadkii, 2008, Khadiija Maxamuud Maxamed waxay go’aansatay in furto xarun lagu dhaqaaleeyo carruurta agoonta ah ee ku nool gobollada Benaadir iyo Shabeelada Hoose.

Maaddaama ay ku soo koritay dhex kor qoys sabool, Khadiija waxaa ay dareemaysay dhibbaatada ay wajahayaan carruurta agoonta ah.

Sanadkii 2008, ayay Khadiija ka dhistay labo qol oo jiingad ah xero lagu magacaabo Qulqul oo ku talla duleedka Magaalada Muqdisho.  Qololkaas ayay ugu talagashay in ay ku xannanayso carruurta agoonta.

Abaabulka and maamulka xaruntan aniga ayaa gacanta ku haayo. Marki hore dhulka aan ka dhisannay  qololka ma uusan ahayn kaanaga. Nin deegaanka ah ayaan ka codsanay in aan u degno,” ayay tiri Khadiijo.

Waxay Raadiyow Ergo u sheegtay in caqabadihii ka hor yimid ay ka mid ahaayeen in loo arkayay qof dano gaar ah ka leh howshan.

“Waxa igu kalifay marka inaan u istaago agoon iyo howshaas agoon ayaan soo ahaa anaa agoonimo soo maray waxa aan dareemaayay waxa ay tahay agoonimo, ilmaha nooc kasto ay yihiin waxa ay lasoo kala baxaan dareen badan iyo canug dareenkiisa iska yar yahay. Marka aniga qof aad u dareen badan ayaan ahaa waxaan dareemi jiray aadna ii xanuunjin jirtay hooyadey sacrifice ayay aheyd wax badan ayay dadaaleesay waxaan ku fakari jiray hooyadaa saa u caawintaa ayaan kufakari jiray,” ayay tiri Khadiijo.

Kow iyo toban sano kadib, xarunta hadda way balaadhatay oo waxaa ay yeelatay dugsi Quraan, labo hoy oo ay carruurta, Iskuul iyo xarun caafimaad.

Xaruntan waxaa ay ku tiirsan tahay dhaqaalo ay iska soo ururiyaan dad ku kala nool dalalka Britain,Canada, Mareekanka,wadamada Carabta.

Agoonta hadda joogta umul quraa waa 170 carruur oo kula yimid nidaam iyo soo xulasho. lasoo xulay si bilaash ah ayay ku dhigtaan, ku hoydaan cuntadana ay ku helaan.

Khadiijo ayaa sheegtay inay furtay xarun ay dhigtaan ardayday aan agoonta ahayn oo lacag oo halki cunug laga qaado boqol doollar, Dhaqaalahaas ayaa lagu kabaa xarunta agoonta ee Umul-quraa.

Waxaa ka mid ah carruurta xaruntan ka aflahay Cali Ibraahim Amiin oo Umul quraa ku soo biiray sanadkii 2011-kii xilligaa. Sanad kadib markii xarunta la keenay, Cali wuxuu ka mid noqday ardaydii lagu bilaabay iskuulka Umul Quraa. Waxaa uu isku waday barashada Quraanka iyo maadiga. Labo sano kadib markii la keenay ayuu dhameeyay Cali Quraanka.

Guud ahaan tirada caruurta ka baxay dugsiga ee xafiday Quraanka waa boqol iyo labaatan caruur ah oo kadib u gudbay heerka iskuulka sedddex iyo labaatan kale oo iyagu dhameestay iskuulka sare sanadkaan.

Caruurtii ugu horeesay ee ka aflaxay iskuulka sare oo ay u qaateen macalinimo ayaa waxaa ka mid noqday Cali.

“Inta aan joogay Umu-Quraa waxaan ka bartay waxyaabo kala duwan oo aan ahayn Quraanka iyo iskuulka, waxaana ka mid aha barashada, tababarka gar gaarka deg dega ah sidoo kale waxaa ka mid ah cilmiga computer-ka taas oo aan manta ahay qof yaqaanna isticmaalka computer-ka,” ayuu yiri Cali.

Previous Post

Dhadhaab: Ganacsade dhaqaalo ka hela xulbadda

Next Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA 18-SEPT – 2019

Related Posts

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 13, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
Beeraleyda Jubbaland oo ka baxay nolol xumo markii laga caawiyay waraabinta beerahooda
Wararkii u Danbeeyay

Beeraleyda Jubbaland oo ka baxay nolol xumo markii laga caawiyay waraabinta beerahooda

May 5, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA 18-SEPT - 2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-MAY-2026

IDAACADDA 13-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-MAY-2026
May 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo