(ERGO) – Siddeed weriye oo ka howlgala warbaahinta gaarka ah iyo tan dowladda Puntland ee Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore laga helay...
(ERGO) - Rag deggan xerada lagu barakacay ee Iidaan ee magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo koox koox isu abaabulay...
(ERGO) - Saddex boqol iyo konton qoys oo deggan deegaanka Wanaagsan oo Caabudwaaq bari uga beegan 20 km ayaa markii...
(ERGO) - Lixdan qof oo isugu jiray gabdho iyo wiilal la baray xirfadaha korontada, hagaajinta soollarka, dhar-karinta iyo harqaanka ayaa...
(ERGO) - Dad xoolo-dhaqato ah ayaa dadaallo ay uga hor tagayaan jarista dhirta ka wada deegaanno ku yaalla gobolka Sool....
(ERGO) - Hani Maxamed Shufeec oo waxbarashada uga hadhay lacag la’aan iyo kow iyo toddobaatan gabdhood ayaa ka faa’iidaysanaya waxbarasho...
(ERGO) - Toddobo boqol iyo sagaashan iyo saddex qoys oo ku nool xeryaha barakaca ee Barwaaqo, Horyaal iyo Awdal oo...
Ururka haweenka Negaad iyo qareennada ku sugan Soomaaliland ayaa sheegay inay diidan yihiin xeerka kufsiga iyo Sinada oo golaha wakiillada...
(ERGO) – Bashiir Cali Maxamuud oo qoyskiisu yahay siddeed qof waxaa uu ka mid yahay in kabadan 1,500 oo qoys...
(ERGO) - Sanad walba bisha August 19 keeda waxaa Aduunka laga xusaa maalinta caalamiga ah ee bani'aadamnimada. Soomaaliya waxay ka...
IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo