Mudug: Beeralay cunno xumo wajahaya markii uu qasaaray dalag ay beerteen
(ERGO) - Qoyska Cabdi Ciise Ereg oo 13 qof ah kooban waxay muddo saddex bil ah wajahayaan cunno yari aad u liidata. Waxaa u sabab ah in uu ka qasaaray...
Read more(ERGO) - Qoyska Cabdi Ciise Ereg oo 13 qof ah kooban waxay muddo saddex bil ah wajahayaan cunno yari aad u liidata. Waxaa u sabab ah in uu ka qasaaray...
Read more(ERGO) - Saddex iyo konton dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Caynabo gobolka Saraar ayaa dhaqaale noloshooda badalay ka helay maalgalin loogu sameeyay xirfado la baray. Waxay u badnaayeen dad...
Read more(ERGO) - Helitaanka biyaha ayaa ku adag shan boqol oo qoys oo ku nool xerada Beeraley oo ku taalla degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Xaaladan ayaa taagan tan iyo 20...
Read more(ERGO) – Qaybo ka mid ah Soomaaliya waxaa toddobaadkan ka socda xuska maalinta duur-joogta, waxaana ay soo billowdeen saddexdii bishan Maarso. Munaasabadahan ayaa socon doona tan iyo 10 bishan. Haddaba...
Read more(ERGO) - Maxamed Cali Maxamed wuxuu wajahaya hubanti la’aan dhanka nolosha ah, taas oo ka dhalatay khasaare ka soo gaarey biyo ku soo fatahay beertiisa. Bishii Janaayo ee sanadkan ayuu...
Read more(ERGO) – Saynab Maxamed Axmed oo ganacsato ahayd muddo 30 sano ah ayaa noqotay guri-joog. Waxaa ka xirmay miis ay ku lahayd suuqa Hargaysa, kaas oo ay ku iibinaysay noocyada ka...
Read more(ERGO) - Khadiijo Cabdi Xasan waxay ku farax santahay inay hesho shaqo ay ka maareyso nolol maalmeedka qoyska. Waxay ka mid tahay boqol qof oo la baray tolidda dharka, kadibna...
Read more(ERGO) - Xabiibo Cabdi Kuus oo barakac ku ah xerada Biyo iyo Nafta oo ku taalla waaxda saddexaad ee degmada Kaxda waxay awoodi la’dahay inay carruurteeda oo sagaal ah u...
Read more(ERGO) - Nuurto Aadan Isxaaq iyo qoyskeeda ayaa bishii Febraayo ee sanadkan ka baxay nolosha barakacnimada. Waxaa u suuragaliyay ganacsi ay ku billowday xirmooyin xaabada dabka lagu shito ah oo...
Read more(ERGO) - Maxamuud Yaasiin Maxamed wuxuu nolosha qoyskiisa uu ku dabbaraa dhaqaale uu ka hello dukaan uu hirgaliyay, markii uu ka rajo dhigay beer falashada saameynta biyo yarida ka jirta...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo