Baladwayne: Cunno xumo ka jirta xero barakac oo ay ku biireen qoysas ay colaad saameysay
(ERGO) - Boqol iyo konton qoys oo iskugu jira xoolo-dhaqato iyo beeraley ay colaad ka soo barakicisay tuulada Quracley ayaa ka cabanaya biyo yari iyo cunno xumo. Waxay ku wajahayaan...
Read more











