Muqdisho: Colaadda ka jirta Qoryooley oo sababtay in 300 oo qoys ay noqdaan barakac
(ERGO) - Batuulo Cali Yuusuf waxaa qoyskeeda oo 12 qof ah uu hoy la’aan iyo cunno xumo ku wajahayaa xerada Yaa-Allaah ee degmada Garasbaaley. Waxay soo gaareen 15 bisha Juun...
Read more












