Dad ka barakacay colaadda Buurxakaba oo gargaar sugayaal ku noqday xero ku taalla Baydhabo
(ERGO) - Iiisho Aadan Cali waxay qoyskeeda oo sagaal qof ah hoy la’aan, biyo yari iyo cunno xumo ku wajahayaan xerada lagu barakacay ee Raama-cadey ee duleedka magaalada Baydhabo. Waxay...
Read more












