Baydhabo: Daad saameeyay gododka laga qodo carada oo nolol xumo biday qoysas ku tiirsanaa
(ERGO) - Qoyska Xuseen Ibraahim Nuunow oo ka kooban toddobo qof waxa ay la tacaalayaan helidda cunto hal waqti ah maalintii tan iyo bilowgii April. Shaqo ciid-gurid ah oo uu...
Read more











