Mudug: Qoysas ku tiirsan miraha geedka Yicibta oo ay suuq-geeyaan
(ERGO) - Cali Xuseen Cabdi wuxuu awood u yeeshay inuu qoyskiisa oo 12 ah uu u helo cunno ku filan oo saddexda wakhti ah, markii uu shaqo ka helay iibinta...
Read more(ERGO) - Cali Xuseen Cabdi wuxuu awood u yeeshay inuu qoyskiisa oo 12 ah uu u helo cunno ku filan oo saddexda wakhti ah, markii uu shaqo ka helay iibinta...
Read more(ERGO) - Shaqo la’aan soo wajahday 500 oo dhallinyaro ah oo ku nool xerada qaxootiga Dhadhaab ayaa cunno xumo u horseedday qoysaskooda. Xaaladdan waxay ka dhalatay, markii la dhimay dadkii...
Read more(ERGO) – Muumino Xaaji Yaxye oo ah haweeney leh uur siddeed bil ah ayaa ka walwal qabta inay si bad-qab ah u umuli doonto. Sababta ayaa ah deegaanka Muuri oo ay...
Read more(ERGO) - Maryan Cabdi Budul oo 45 jir ah iyo shan ka mid ah carruurteeda oo ku nool deegaanka Janaa-cabdalle ayaa ka faa’iideystay adeeg caafimaad oo bilaash ah. Wuxuu iskugu...
Read more(ERGO) - Khadiijo Dahir Maxamuud waxay biyo macaan oo nadiif ah u heshay carruurteeda oo shan ah markii biyo gelin bilaash ah loogu sameeyay hoygeeda oo ku yaalla xerada Warcaasho...
Read more(ERGO) - Xasan Ibraahim Cabdi oo deggan xerada Wariishe ee Baydhabo ayaa ku filnaaday masruufka qoyskiisa oo 10 ah, markii uu sameystay ganacsi wax ka beddelay duruuftooda dhaqaale. Ganacsigan wuxuu...
Read more(ERGO) - In ka badan 500 oo reer-guuraa ah oo wajahaya cudurro haya xoolahooda ayaa billaabay tan iyo kowdii bishan Juun keenidda xoolaha socon kara xarun lagu daaweeyo, taas oo...
Read more(ERGO) - Dad lagu qiyaasay sideed boqool oo qoys oo iskugu jira xoolodhaqato, beeralay iyo kuwo barakac ku ah xeryo ku yaalla Garoowe ayaa wajahaya xaalad nolol xumo ah. Daadad...
Read more(ERGO) – Magaalada Bandar-bayla ee gobolka Bari waxaa ku dhawaad saddex bil ka jirta biyo yari saamayn ku yeelatay danyarta. Halkii fuusto ayaa gaartay $5, halka markii hore ay ahayd $1.5....
Read more(ERGO) – Salaad Maxamed Xasan wuxuu awood la’ yahay inuu cunno hal waqli ah u helo carruurtiisa oo 9 ah iyo xaaskiisa tan iyo bishii Abriil. Arrintan ayaa ka dhalatay...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo