BOQOLLAAL QOYS OO KA CARARAY DAGAALKII BUUHOODLE OO U TALLAABAY XADKA ITOOBIYA
Deegaanka Buuhoodle oo toddobaadkii la soo dhaafay ay ka jireen xaalado colaadeed, ayaa boqollaal qof ay ka barakaceen guryahoodii,kuwaasoo u tallaabay dhinaca xuduudka Itoobiya. Weriye ku sugan Buuhoodle, ayaa Raadiyo...
Read more











