Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

OCHA: WAA IN CAALAMKA UU SII WADAA TAAGEERADA GARGAAR EE SOOMAALIYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 19, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
OCHA: WAA IN CAALAMKA UU SII WADAA TAAGEERADA GARGAAR EE SOOMAALIYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankLix bilood ka dib markii xaalad macluul looga dhawaaqay qeybo ka mid ah Soomaaliya , samafalayaasha ayaa ugu baaqaya caalamka inuusan illaabin codsiga afar milyan oo Soomaali ah kuwaasoo u baahan gargaar deg deg ah.

“Waxaynu awoodnay inaan xaalad macluul ka badbaadinno 500,000 kuwaasoo aan sanadkii hore ku jirin xaalad  khatar ah,” sidaa waxaa yiri xiriiriyaha arrimaha bani`aaddannimada Soomaaliya ee QM, Mark Bowden. “Inkastoo ay jiraan xoogaa horumar ah oo laga sameeyay wax ka qabashada macluushii ka jirtay koofurta Soomaaliya sanadkii 2011, afar milyan oo qof oo ku sugan gudaha dalka  ayaa u baahan gargaar deg deg ah, halkaasoo macluushu ay weli ku heysato illaa 250,000 Soomaali ah.”

“Horumarka si fudud ayuu u lumi karaa haddii aan wax qabad dheeraad ah la muujin. Xasaradaha ka jira Soomaaliya waa kuwa ugu weyn ee ka jira caalamka  wayna sii socon doonaan illaa  bisha September. Waxayna u baahan yihiin gacanta beesha caalamka iyo inay fiiro gaar ah u yeeshaan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Hay`adaha samafalka ayaa codsanaya  1.5 bilyan oo doollarka mareykanka ah si loo badbaadiyo nolol badan dadka Soomaaliyeedna loo siiyo fursadda ah inay naftooda wax u qabsadaan mustaqbalka  . Mashaariicda bani`aadannimo ee sanadkan loo qoondeeyay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo afarta milyan ee Soomaalida ah ee ugu nugul , sida cunto, biyo nadiif ah, adeegyada faya dhowrka iyo nadaafadda iyo adeegyada caafimaadka, halka qiyaastii  486 milyan  oo dollar loo adeegsadaan doono sidii dadka ay uga soo kaban lahaayeen abaarihii dhaafiyay hantidooda.

“Taageeradii dhaqaale ee la huwiyay Soomaaliya ka dib markii sanadkii hore xaalad macluul looga dhawaaqay waxay saameyn weyn ku yeelatay xaaladaha bani`aadannimo,” ayuu Bowden yiri. “Tirada dadka bil walba helaya cuntada ayaa saddex jibbaar noqday 2.6 milyan oo qof. In ka badan 450,000 carruur ah ayaa laga daweeyay nafaqo darrada.”

Ka jawaab celinta abaarihii dalka ka dhacay ayaa sidoo kale wax ka qabtay inay faafaan cudurro sida shuban biyoodka  iyo jadecada – in si waqtiyeysan oo wax qabad leh looga jawaab celiyo ayaa noqon kara kuwo saameyn leh, iyadoo ay jiraan caqabado kale oo bani`aadannimo oo ka jira Soomaaliya.

“Deeqdii la helay markii macluusha lagu dhawaaqy ka dib ayaa muhiim u ahaa wixii sanadkii hore lagu guuleystay, gaar ahaan tixgelintii saadaashii khubarada  bishii July taasoo ahayd in xaaladda macluusha ee guud ahaan koofurta dalka ay ka sii dari doonto. Muddo bilooyin gudahood ah, ka jawaab celinta macluushaasi oo la sii labalaabay ayaa keentay in saddex gobol iyo kala bar hal milyan oo qof inay ka baxaan macluusha ” ayuu  Bowden hadalkiisa sii raaciyay.

“balse waxaan u baahannahay inaan dadaalkeenna sii wadno si looga fogaado in ay sii socdaan abaaraha, macluusha iyo xasaradaha ka jira dalka .” ayuu yiri xiriiriyaha arrimaha bani`aadannimada Soomaaliya ee QM.

FM

Previous Post

ISBITAALKA DOOLOW OO AY SOO WAJAHDAY DAAWO LA`AAN

Next Post

WADDOOYINKA DEGMADA WAAJID OO LA BANNEEYAY

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
WADDOOYINKA DEGMADA WAAJID OO LA BANNEEYAY

WADDOOYINKA DEGMADA WAAJID OO LA BANNEEYAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo